Golaha shacabka oo ansixiyey sharciga NISA & Mahad Salaad oo ka fal celiyey

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hey’adda Sirdoobka iyo Nabadsugida Qaranka (NISA). Sharcigan ayaa noqonaya kii u horreeyay ee Hey’addu yeelatay tan iyo dowladdii Kacaanka ee Hey’addan loogu yeeri jiray NSS. 144 Xildhibaan ayaa u codeysay sharciga NISA oo maalmihii la soo dhaafay ay dood kulul ka yeesheen Xildhibaannada kaddib markii uu maray … Continue reading Golaha shacabka oo ansixiyey sharciga NISA & Mahad Salaad oo ka fal celiyey